|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan leeyahay Nimanka Afka Ka Dhigila Isku dirka Shacabka Somaliland Iyo Jabuuti Waalaydin Og Yahay Cida Idinka Danbaysa” Xil, Axmed Cabdi.
March 7, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin Oo katirsan Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa fariin Culus Udiray Dad u Sheegay in ay ku Hawlan Yihiin sidii ay isku dhufan lahaayeen shacabka somaliland iyo jabuuti kuna tilmaamay in ay yihiin shakhsiyaad cidkale u hadlaya, Sidoo kale Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin Wuxu jawaab adag siiyay fasal cali waraabe oo ku Eedeeyay in la o g yahay cida Ka danbaysa uu u hadlayo jabuutina uu U xag xaganayo, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Marka Horeba Xadhigiisu Sharci Muu Ahayn, Go’aanka Maxkamadda Gobolkuna Waa Mid Sharci Oo Cadaalad ... Shirkadda Maamusha Dekeda Berbera Ee DP World Iyo Jaamacadda Sheikh Oo Heshiis Kala Saxeexday. Daawo: Wasaarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Gabadh Laga Soo Dejiyey Diya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|