WAJAALE NEWS

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Madal Uu Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Goob Joog Ahaa Raali Gelin Ku Siiyay Hablaha Ciidagale

Hargeysa (W,N):- Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Md Guri Barwaaqo oo madal uu fadhiyay suldaanka guud ee beelaha Somaliland isla markaana ah suldaanka ciidagale ayaa waxaa uu Haween waynaha Beeha Ciidagle ka raaali geliyay bug uu qoray sanadki 2012 kaas oo la sheegay in uu ku caayey hablaha beesha ciidagale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/kPaWEpRRAb8

Exit mobile version