BERBERA (W,N) Wasiiro Tiro badan oo katirsan Xukuumada Madaxwayne Muuse biixi ayaa Maanta safar ku Tagay Magaalada Berbera Ee gobolka saaxil kuwaasi shir Aan Warbaahintu Goob Joog ahayn la yeeshay Maamulka Gobolka
Socdaalka Waftigan ayaa waxaa ka warbixiyay Badhasaabka Gobolka Saaxil iyo xubno kamida Wasiirada.
https://youtu.be/5aJzeD26ucc