Wasiiradii Ugu Tirada Badnaa Oo Safar Ku Tagay Magaalada Berbera Iyo Ujeedada Socdaalkooda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiiradii Ugu Tirada Badnaa Oo Safar Ku Tagay Magaalada Berbera Iyo Ujeedada Socdaalkooda.
March 14, 2018 - Written by Editor:

BERBERA (W,N) Wasiiro Tiro badan oo katirsan Xukuumada Madaxwayne Muuse biixi ayaa Maanta safar ku Tagay Magaalada Berbera Ee gobolka saaxil kuwaasi shir Aan Warbaahintu Goob Joog ahayn la yeeshay Maamulka Gobolka

Socdaalka Waftigan ayaa waxaa  ka warbixiyay Badhasaabka Gobolka Saaxil iyo xubno kamida Wasiirada.

 

 

https://youtu.be/5aJzeD26ucc

 

COMMENTS
LINKS