WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Booqday Jeel Ogaadeen Iyo Dhacdooyin Kale Oo Uu Kusoo Arkay.

JIG JIGA(W,N)- Madaxwaynaha ismaamulka somalida itoobiya Mustafe muxumed cumar iyo xubno kamid xukuumadiisa ayaa booqday markale jeel ogaadeen oo ay ka muuqdaan dhacooyinkii xanuunka badan ee dadka lagu ciqaabi jiray

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Iyo Xubno Ka Tirsan Xukuumaddiisa Ayaa Soo Kormeeray Jeel Ogaadeen

Exit mobile version