WAJAALE NEWS

Xildhibaan Qabiile Oo Si Adag U Naqdiyay Heshiiska Dp World Ee Dekeda Berbera, Kuna Dooday Inaanu Sharci Ahyn

Hargeysa (W,N):- Xildhibaan Qabiile oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu naqdiyay heshiiska Dp World ee Dekeda Berbera, Waxaanu sidoo kale ku dooday inaanu sharci ahayn heshiiskaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version