WAJAALE NEWS

Daawo: Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wafuud Caalami Ah Oo Ka Socda Wadamada Reer Yurub

Hargaysa(W,N)-Madaxwayanaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyada Ku qaabilay wufuud Caalami ah oo ka socday Wadamada Yurub.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Exit mobile version