WAJAALE NEWS

Safiirka Dalka Jabuuti Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiin Reer Somaliland Ah

Hargeysa (W,N):-Safiirka Dawlada Jabuuti u fadhiya Somaliland Ambasador Xuseen Cumar Kawaariye ayaa waxaa uu si adag uga jawaabay hadal ka soo yeedhay qaar ka mid ah Siyaasiyiin Reer Somaliland ah waxaana uu sheegay in Siyaasiyiintaasi ay yihiin qaar aan ka shaqaynayn danaha Somaliland iyo Jabuuti.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

 

Exit mobile version