WAJAALE NEWS

DAAWO;-Ciidamada Dab Damiska Oo La Tacaalaya Daminta Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa Waaheen Ee Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Suuqa waaheen ee badhtamaha hargaysa ayaa dab ka kacay fiidkii caawa ilaa hada lala tacaalayaa sidii loo xakamayn lahaa kaasi oo ay gurmad ugu jiraan ciidamada dab damiska,kuwo booliska kaasi oo aan ilaa hada lagu guulaystay bakhtiintiisa.

Dab ayaa ilaa hada si rasmi ah loo ogayn wallow uu gaystay khasaare baaxadle oo hantiyeed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version