Safiirka Dalka Jabuuti Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiin Reer Somaliland Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Dalka Jabuuti Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiin Reer Somaliland Ah
March 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):-Safiirka Dawlada Jabuuti u fadhiya Somaliland Ambasador Xuseen Cumar Kawaariye ayaa waxaa uu si adag uga jawaabay hadal ka soo yeedhay qaar ka mid ah Siyaasiyiin Reer Somaliland ah waxaana uu sheegay in Siyaasiyiintaasi ay yihiin qaar aan ka shaqaynayn danaha Somaliland iyo Jabuuti.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS