WAJAALE NEWS

Roob Lagu Qabawsaday Oo Ka Da’ay Magaalada Gabiley

Gabiley (W,N):- Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa maanta ka da’ay magaalada Gabiley Roobkan ayaa waxaa uu biyo dhigay xaafado ka mid ah magaalada Magaalada Gabiley.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/9sKRKvJlkAU

Exit mobile version