Roob Lagu Qabawsaday Oo Ka Da’ay Magaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Roob Lagu Qabawsaday Oo Ka Da’ay Magaalada Gabiley
March 2, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N):- Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa maanta ka da’ay magaalada Gabiley Roobkan ayaa waxaa uu biyo dhigay xaafado ka mid ah magaalada Magaalada Gabiley.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/9sKRKvJlkAU

COMMENTS
LINKS