Muqdisho (W,N):- Xildhibaan Mustafe Qodax Oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana ka soo jeeda Somaliland ayaa waxa uu la garnaqsaday Xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya waxana uu kasoo hor jeestay Mooshinkii Xildhibaanada Soomaaliya ka keeneen Heshiiska Dekeda Berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/ZNIgefbR0B8