TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Uu Weheliyo Wasiirka Beeraha Ayaa Galabta Ka Qayb galay Xidhitaanka tartanka Bisha Ramadaan Ee Degmada Tog-wajaale Oo Ay maalgalisay Dawlada Hoose Ee Degmada wajaale .
Waxa Munaasibadani Ku Sugnaa Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deeganka Gabiley , Isuduwaha Ciyaaraha , Gudoomiyaha Magaalada Kalabaydh ,Ganacsatada Wajaale IYo Marti Sharaf Kale Oo Aad U Badan .
Wa