WAJAALE NEWS

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dubai Ku Soo Booqday Madaxweyinihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilanyo

Dubai (W,N):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga dalka Imaaradka carabta ayaa waxaa uu saaka guriga uu magaalada Dubai ka degan yahay ku soo booqdey madaxweyinihi hore ee Somaliland Axmed Siilanyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version