WAJAALE NEWS

Wakiilka Somaliland Ee Dalka Tiawan Oo Lagu Eedeeyay Tacadi Jinsi Oo Gabadh Shaqaale Ah Loogu Gaystay Xafiiska Safaarada Ee Taiwan.

HARGAYSA(W,N)-Wakiilka somaliland u qaabilsan Dalka Taiwan Maxamed Xaaji iyo saraakiil kale oo ka tirsan xafiiska somaliland ee caasimada Taiwan ayaa lagu eedeeyey xadgudubyo ay u gaysteen shaqaale u dhashay dalkaasi oo ka shaqaynayey xafiis xukuumada Hargeysi ku leedahay Taipei.

Warbaahinta TaiwanPlus ayaa baahisay haweenay u dhalatay dalka Taiwan oo sheegtay inay xafiiska somaliland iyo hawl wadeenada ka shaqeeya oo wakiil Maxamed Xaaji ku jiro ay kala kulantay xadgudubyo tacadi jinsi ah iyo xuquuqdeedii shaqaalenimo oo la duudsiyey.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

Exit mobile version