|
|||||
WAJAALE NEWS
Wakiilka Somaliland Ee Dalka Tiawan Oo Lagu Eedeeyay Tacadi Jinsi Oo Gabadh Shaqaale Ah Loogu Gaystay Xafiiska Safaarada Ee Taiwan.
July 22, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wakiilka somaliland u qaabilsan Dalka Taiwan Maxamed Xaaji iyo saraakiil kale oo ka tirsan xafiiska somaliland ee caasimada Taiwan ayaa lagu eedeeyey xadgudubyo ay u gaysteen shaqaale u dhashay dalkaasi oo ka shaqaynayey xafiis xukuumada Hargeysi ku leedahay Taipei. Warbaahinta TaiwanPlus ayaa baahisay haweenay u dhalatay dalka Taiwan oo sheegtay inay xafiiska somaliland iyo hawl wadeenada ka shaqeeya oo wakiil Maxamed Xaaji ku jiro ay kala kulantay xadgudubyo tacadi jinsi ah iyo xuquuqdeedii shaqaalenimo oo la duudsiyey. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Shir Madaxeedka Shiinaha Iyo Wadamada Afrika Oo Beijing Ka Furmaya Iyo Qodobada Lagaga Hadlayo! Ururka Hablaha Dhalinyarta Hanaqaad Ee Gabiley Oo Xaflad Soo Dhawayna Iyo Sabootina U Qabtay Wasiira... DAAWO;-Golaha Wakiilada Oo Dood Ka Yeeshay Isbedelka Geeska, Furista Ururada Cusub Iyo Siyaasada Arr... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|