WAJAALE NEWS

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Sheegay In Uu Macalimiinta Musharka U Kordhin Doono

Hargaysa (W,N):- Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad u jeediyay masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada ayaa waxaa uu sheegay in uu Macalimiinta u kordhin doono Musharka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/c-LN3lTGtP8

Exit mobile version