Madaxwayne Muuse Biixi Oo Sheegay In Uu Macalimiinta Musharka U Kordhin Doono | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Muuse Biixi Oo Sheegay In Uu Macalimiinta Musharka U Kordhin Doono
March 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad u jeediyay masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada ayaa waxaa uu sheegay in uu Macalimiinta u kordhin doono Musharka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/c-LN3lTGtP8

COMMENTS
LINKS