WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Ka Hadlay Qalab Ciidan Oo Lagu Qabtay Dekeda Berbera Iyo Cida Uu Ku Eedeeyay!

BERBERA(W,N)- Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga ucid siyaasi saleebaan cali hayse ramaax ayaa ka hadlay koontinar qalab ciidan ah dhawaan lagu qabtay dekeda berbera isagoo xukuumada ku eedeeyay in ay iyadu masuul ka tahay waxkasta oo dalka soo gala

Sidoo kale siyaasi ramaax ayaa waxba kama jiraan kutilmaamay wararka sheegaya in qalabkan ay wateen dad ganacsato ahi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version