HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid jaamac dhari (sheekhul axmar) ayaa ka hadlay shirkii beesha ciise ee lagu soo gabo gabeeyay deegaanka jidhi ee gobolka salel.
Sidoo kale sheekhul axmar ayaa ka hadlay xaalada dalka isagoo ku dheeraada taariikhda beesha ciise iyo doorka ay ku leedahay dhismaha dawladnimada Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;