WAJAALE NEWS

Ganacsade Jaamac Oomaar Oo Deeq Raashin ah Gaadhsiisay 1000 Qoys Oo kamida Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Gobolka Salel,

SAYLAC (W,N) Ganacsade Jaamac Oomaar Seed oo ah Mulkiilaha Shirkada Ominco Company kana mida Gancsatada Waawayn Reer Somaliland Ayaa Ugu tabarucay Deeq Raashin ah 1000 Qoys kamida dadka Abaaruhu sameeyeen Ee ku Dhaqan Deegaanada Hoos Yimaada Gobolka salel.

Waxaana Deeqdan Raashinka Dadka Talaabaysan Gaadhsiiyay Badhasaabka Gobola Salal Mawliid Maxamed Nuur oo uu usoo wakiishay  iyo xubno kale oo kamida  masuuliyiinta gobolka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DEEQDAN;

Exit mobile version