WAJAALE NEWS

Guddiga Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Iska Difaacay Eedaymo La Xidhiidha Inay Lunsadeen Lacagtii Loo Ururiyey Dadka Abaartu Saamaysay

Hargeysa(W,N)-Guddiga kasoo kabashada abaaraha Somaliland ee madaxwayne Siilaanyo ku dhawaaqay ayaa iska difaacay eedaymo kulul oo loo soo jeediyey oo ku saabsan inay lunsadeen lacagihii malaayiinka Dollar ahaa ee loo ururiyey dadkii ay abaartu saamaysay ee deegaanada Somaliland.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

warkii beeninta gudida abaaraha somaliland

Exit mobile version