INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN;
Hargaysa(W,N) Alle Ha,unaxariistee waxaa maanta maagalada hargaysa Aas qaran loogu sameeyay Marxuum Axmed Cabdilaahi Cali oo kamid ganacsatada reer somalilans islamarkaan ahbeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada hargaysa
Aaska marxuumka ayaa waxaa kasoo qabgalay gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro,wasiiro kamid tirsanaa xukuumadii hore ee axmed siilaanyo,xildhibaano iyo kumanaan kamida shacabka reer somaliland madaxdhaqameed, siyaasiyiin ,waxgarad iyo badi qaybaha bulshada ee kala duwan
Halkan ka daawo Muuqaalka Aaska Marxuum axmed cabdilaahi;