|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Aas Qaran Oo Maanta Maagalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Axmed Cabdilaahi Cali Oo Kamid Ahaa Ganacsatada Reer Somaliland.
February 5, 2019 - Written by Editor:INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN; Hargaysa(W,N) Alle Ha,unaxariistee waxaa maanta maagalada hargaysa Aas qaran loogu sameeyay Marxuum Axmed Cabdilaahi Cali oo kamid ganacsatada reer somalilans islamarkaan ahbeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada hargaysa Aaska marxuumka ayaa waxaa kasoo qabgalay gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro,wasiiro kamid tirsanaa xukuumadii hore ee axmed siilaanyo,xildhibaano iyo kumanaan kamida shacabka reer somaliland madaxdhaqameed, siyaasiyiin ,waxgarad iyo badi qaybaha bulshada ee kala duwan Halkan ka daawo Muuqaalka Aaska Marxuum axmed cabdilaahi;
Related posts: Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Bixitaanka Shirkada Genel Energy Ee Shidaalka Iyo Cashuurta Uu M... Xukuumadda Siilaanyo Oo Dib Xorriyadoodii Ugu Soo Celisay Badi Masuuliyiintii Xisbiga WADDANI Ee Xab... Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo ka Hadlay Xaalada Gen Doolaal Oo Ku Xidhan Jeelka Hargaysa Iyo Fariin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|