Tog Wajaale (W,N):- Dadwaynaha kala duwan ee ku dhaqan Magaalada Tog Wajaale ayaa maanta iskugu soo baxay Mudaharaadyo balaadhan oo ay ku taageerayaan heshiiska Dekeda Berbera ee ay kala saxeexdeen Somaliland iyo Shirkada Dp World.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka