NAIROBI(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland iyo wafti uu hogaminayo ayaa safar shaqo ku jooga dalka Kenya kaasi oo kulamo kula qatay dhigiisa dalka Kenya iyo madax kale
Sidoo kale wasiirka waxbarashada iyo madaxda safaarada Somaliland ee dalka Kenya ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada safarkooda.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;