WAJAALE NEWS

Sheekh Siciid Saaweer Oo ka Dayriyay Xaalada Xabsiga Magaalada Boorama, Sheegayna In Uu Yahay Mid Dadka Ku Xidhan Lagu Ciqaabo!

BOORAMA(W,N)- Sheekh siciid saaweer oo kamid ah culimada magaalada boorama kana mid ah qaadiyada maxkamada degmada boorama ayaa khudbadii salaada jimce maanta kaga  hadlay xaalada xabsiga magaalada boorama oo uu ka  dayriyay  sheegayna in uu yahay mid ay dadka ku xidhani ku Ciqaaban yihiin.

Dhanka kale Sheekh siciid ayaa eedo culus ujeediyay  dawlada hoose  ee magaalada boorama oo uu ku tilmaamay kuwo gabay shaqadii bulshadu ka sugaysay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/kkk4S2cYhpg

Exit mobile version