HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan waabeeye oo kamid xildhibaanada golaha wakiilada ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalo jawaab aan meel haysan oo xildhibaan bukhaari kaga dareen celiyay eedihii ex wasiir maxamuud xaashi ujeediyay madaxwayne biixi
Sidoo kale xildhibaan waabeeye ayaa bukhaari ugu baaqay in aanu ka hadal arimo aan loodirsan uuna gaf ku kacay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;