WAJAALE NEWS

Daawo: Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Mashruucii Xumbo-weyne Ee Fashilmay Iyo Shirkada Maalgashi Ee Xukuumadu Ka Diwaangelisay Imaaraadka

Hargeysa (W,N):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee maaanta kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Mashruucii Biyaha Xumbo-weyne ee Fashilmay iyo siday Muhiimka u tahay in wax loo qabto Dadka Danyarta ah, Sidoo kale Sheekh Aadan Siiro ayaa waxaa uu ka hadlay Shirkad Maalgashi oo Xukuumaddu ka diwaangelisay Imaaraadka Carabta.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version