WAJAALE NEWS

DAAWO;Magaalada New York Oo Laga Helay Dhakhtar Qaba Cudurka Ebola

HARGEISA(Wajaalenews);Dhakhtar dhawaan soo daweeyey dad qaba cudurka Ebola ee dalka Guinea ayaa isna laga helay cudurka, haatan lagu baaryaaa cusbitaala ku yaala New York.

Dhakhtarka oo lagu magacaabo Graig Spencer ayaa baaritaano bilow ah oo lagu sameeyey ay muujiyeen inuu cudurku hayo. Baarista ayaa ka dhacday cusbitaalka Bellevue ee gobolka New York.

 

Exit mobile version