HARGAYSA(W,N) Jiif Caaqil Yaasiin Aqli Nuur oo ah Jiifka Guud Ee Beesha Cali Xareed Ee Deegaanka Gobolka gabiley ayaa xukuumada ugu baaqay in ay talaabo deg deg ah ka qaado koox uu sheegay in ay isku caleemo Saareen Xilka caaqilnimo ee uu beesha u hayo isagoo Cadeeyay in aanay jirin cid uu isagu u cumaamatay xilkan oon ahayn kusimihii hore ugu igmaday in uu fuliyo Arimaha uu Faro.
Dhanka kale Jiif Caaqil Yasiin Ayaa Xukuumada Ugu baaqay in ay waxka qabato cidkasta oo kamida dadka ku kacay falkan;
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;