|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Jiif Caaqil Yaasiin Aqli Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Waxka Qabato Xubno Uu Sheegay In Ay Iskood Caaqil U Caleemo Saareen Oo Beesha Khilaaf Ka Dhex Abuuray.
March 4, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Jiif Caaqil Yaasiin Aqli Nuur oo ah Jiifka Guud Ee Beesha Cali Xareed Ee Deegaanka Gobolka gabiley ayaa xukuumada ugu baaqay in ay talaabo deg deg ah ka qaado koox uu sheegay in ay isku caleemo Saareen Xilka caaqilnimo ee uu beesha u hayo isagoo Cadeeyay in aanay jirin cid uu isagu u cumaamatay xilkan oon ahayn kusimihii hore ugu igmaday in uu fuliyo Arimaha uu Faro. Dhanka kale Jiif Caaqil Yasiin Ayaa Xukuumada Ugu baaqay in ay waxka qabato cidkasta oo kamida dadka ku kacay falkan; HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Hadhimo Sharafeed Beesha Reer Axmed Nuux Sacad Muuse Ku Shaacisay Murrashaxa Doorashada Golaha Waki... Maxkamadda ICJ oo Muddeysay Xilliga La Dhageysanayo Dacwada Badda Ee U Dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya DAAWO; Mo Farah Oo Soo Bandhigey Waxyaabaha U Sahla Inuu Guulo Ka Gaadho Tartanada Ciyaaraha. Muxuu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|