Hargeysa (W,N):- Xarunta Jaamacada Hargaysa waxaa maanta lagu qabtay Munaasibad la xidhiidha Xuska Maalinta Afka Hooyo oo maanta ku beegnayd waxaana Munaasibadaa ka soo qayb galay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Aqoonyahano, Abwaano iyo Dadwayne kala duwan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka