Xuska Maalinta Afka Hooyo Oo Hargaysa Lagu Qabtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xuska Maalinta Afka Hooyo Oo Hargaysa Lagu Qabtay
February 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Xarunta Jaamacada Hargaysa waxaa maanta lagu qabtay Munaasibad la xidhiidha Xuska Maalinta Afka Hooyo oo maanta ku beegnayd waxaana Munaasibadaa  ka soo qayb galay Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Aqoonyahano, Abwaano iyo Dadwayne kala duwan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS