Hargeysa (W,N):- Xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Waddani Iyo UCID oo maanta warbaahinta la Hadley ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen guddi wada jir ah oo ay maanta sameyeen .
Masuulyiin ka tirsan labada xisbi ayaa waxaa ay sheegeen in guddidaas ay shaqadoodu noqon doonto dabagalka golayaasha deeganka dalka oo dhan oo cabsho weyn bulshadii soo dooratey ay ka muujiyeen , iyaga oo madaxweynahana baaq u diray.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/10IMKXgtpM8