|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Waddani Iyo Ucid Oo Ku Dhawaaqey Guddi Wada Jir Ah Oo Ay Maanta Sameyeen
February 22, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Waddani Iyo UCID oo maanta warbaahinta la Hadley ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen guddi wada jir ah oo ay maanta sameyeen . Masuulyiin ka tirsan labada xisbi ayaa waxaa ay sheegeen in guddidaas ay shaqadoodu noqon doonto dabagalka golayaasha deeganka dalka oo dhan oo cabsho weyn bulshadii soo dooratey ay ka muujiyeen , iyaga oo madaxweynahana baaq u diray.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/10IMKXgtpM8 Related posts:Siyaasiyiinta Urur Siyaasadeedka Miisaanka Oo Hadlay Gubashadii Suuqa Waaheen, Fashilka Wasaarada Ha... Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Hadlay Cod Been Abuur Ah Oo Laga Sameeyay, Sheegayna In Ay Ka Danbeeyaan X... DAAWO;-Muuqaalka Madaxwaynaha Jsl Oo Khudbad Xasaasiya Ka Jeediyay Shirkii Wada-hadalada Somaliland ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|