WAJAALE NEWS

Natiijada Doorashadii Baarlamaanka Dalka Jabuuti Oo Lagu Dhawaaqay

Djibouti (W,N)- Natiijada Doorashadii Baarlamaanka ee Dalka Jabuuti ayaa lagu dhawaaqay waxaana Natiijada Doorashada ku dhawaaqay Muumin Axmed Sheekh Sacad oo ah Wakiilka Wasiirka Arimaha Gudaha Dalka Jabuuti.

Halkan  hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version