WAJAALE NEWS

Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Waddani Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Gobolka Gabiley

GABILEY(W,N)-Hogaanka xisbiga mucaaridka ee Waddani oo ay horkacayaan Gudoomiyaha xisbiga musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo masuuliyiin kale ayaa maanta galinkii danbe kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta codbixiyayaasha ka socoto ee gobolka gabiley iyagoo bulshada ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta

Dhanka kale Gudoomiye xirsi ayaa xukuumada ugu baaqay In ay waxka qabato kastamkii kalabaydh oo hada u dhow in uu xidhmo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version