Djibouti (W,N)- Natiijada Doorashadii Baarlamaanka ee Dalka Jabuuti ayaa lagu dhawaaqay waxaana Natiijada Doorashada ku dhawaaqay Muumin Axmed Sheekh Sacad oo ah Wakiilka Wasiirka Arimaha Gudaha Dalka Jabuuti.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka