Hargeysa (W,N):- Maxkamada degmada Hargeysa ayaa maanta xukun ku riday 5 Qof oo ka ganacsaayey xayawaanka Diinka isla markaana laba nin ay maqane yahiin.
Maxkamada ayaa ku xukuntey midkiiba saddex sanno oo xadhig ah isla markaana aan iib laheyn iyo waliba min saddex million oo shiling Somaliland ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/t9g1Qt7JX8M