WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Dalka Djibouti Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Cusub Oo Ay Jaamacada Qaranka Jabuuti Furatay

Djibouti (W,N):- Madaxwaynaha Jamuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta xadhiga ka jaray xarun cusub oo ay Jaamacada Qaranka Jabuuti ka furatay Xaafada Balbala Ee Dalka Jabuuti.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version