WAJAALE NEWS

Gudida Golaha Guurtida Somaliland oo Kulan La Qaatay Maamulka Gobolka Awdal

Borama (WJN)- Gudida xog uruurinta golaha Guurtida Somaliland oo maal mihii u danbaysay socdaal ku marayay gobolada Awdal iyo Salal ayaa maanta kulan balaadhan oo looga hadlayo xaaladaha goboladaasi la qaatay maamulka gobolka Awdal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version