Madaxwaynaha Dalka Djibouti Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Cusub Oo Ay Jaamacada Qaranka Jabuuti Furatay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Dalka Djibouti Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Cusub Oo Ay Jaamacada Qaranka Jabuuti Furatay
February 14, 2018 - Written by Reporter:

Djibouti (W,N):- Madaxwaynaha Jamuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta xadhiga ka jaray xarun cusub oo ay Jaamacada Qaranka Jabuuti ka furatay Xaafada Balbala Ee Dalka Jabuuti.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS