WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Wasaarada Biyaha Oo La Wareegtay Gacan Ku Haynta Biyaha Magaalada Gabiley Iyo Golaha Deegaanka kulan Ay Yeesheen Ku Ansixiyay.

GABILEY(W,N)  Wasiirka wasaarada horumarinta biyaha somaliland saeebaan cali koore ayaa saaka wuxuu socdaalka ku tagay gobolka gabiley kaasi oo daarnaa sidii wasaarada biyuhu ula soo wareegi lahayd gacan ku haynta biyaha magaalada gabiley oo maamulkeedu khilaaf badan abuuray

Sidoo kale xildhibaanada golaha deegan gabiley oo uu goob u ahaa badhaasabka gobolka ramaax ayaa fadhi ay yeesheen kadib ansixiyay in gabi ahaanba biyaha maagaalada gabiley lagu wareejo wasaarada biyaha .

Exit mobile version