Dubia (W,N):- Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somaliland iyo xubno ka socdalka Dawlada Itoobiya ayna wehelisay Shirjada Dp World ayaa magaalada Dubia ee Isuga Imaaraadka Carabta waxay ku kala sexeexday saamaiyada ay ka kala yeelanayaan Dekeda Berbera, Somalilnd ,Etoobiya iyo shirkada gacan ku hasyteeda la wareegtay DP WORLD Kaasi oo ka dhacay maagalada Dubai.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office