|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Biyaha Oo La Wareegtay Gacan Ku Haynta Biyaha Magaalada Gabiley Iyo Golaha Deegaanka kulan Ay Yeesheen Ku Ansixiyay.
February 28, 2018 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Wasiirka wasaarada horumarinta biyaha somaliland saeebaan cali koore ayaa saaka wuxuu socdaalka ku tagay gobolka gabiley kaasi oo daarnaa sidii wasaarada biyuhu ula soo wareegi lahayd gacan ku haynta biyaha magaalada gabiley oo maamulkeedu khilaaf badan abuuray Sidoo kale xildhibaanada golaha deegan gabiley oo uu goob u ahaa badhaasabka gobolka ramaax ayaa fadhi ay yeesheen kadib ansixiyay in gabi ahaanba biyaha maagaalada gabiley lagu wareejo wasaarada biyaha . Related posts:Shirkadda Kiniinka Asprin Samaysa Oo La Ogaaday Inay Si Badheedh Ah U Iibisay Dawo AIDS Laga Qaadayo Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Shaaciyay Tirada Kumanaan Qoys Oo Biyo La,a... “Waan Soo Dhawaynaynaa Hadalkii Madaxwaynaha Somaliland M. Biixi Uu Ku Aqbalay In Aan Wada-hadaladii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|