HARGAYSA(W,N) Qaarkamida wariyayaasha ka hawlgala warbaahinta dawlada oo maanta wasiirka wrfaafintu sheegay in uu shaqada iyo musharkaba ka joojiyay ayaa talabaadaa uu wasiirku kula kacay ku tilmaamay mid baalmarsan sharci
Sidoo kale wariyaasha ayaa ku dooday sobobta talaabo looga qadi waayay qaarkamida shaqalaha wasaarada oo iyaga cabashadoodii hore ka jawaabay bulshada u iftiimiyay halka uu salka ku hayo khilaafka wasaarada warfaafintu.