|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Qaarkamida Wariyayaasha Uu Wasiirka Warfaafintu Shaqada ka Joojiyay Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay,
February 28, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Qaarkamida wariyayaasha ka hawlgala warbaahinta dawlada oo maanta wasiirka wrfaafintu sheegay in uu shaqada iyo musharkaba ka joojiyay ayaa talabaadaa uu wasiirku kula kacay ku tilmaamay mid baalmarsan sharci Sidoo kale wariyaasha ayaa ku dooday sobobta talaabo looga qadi waayay qaarkamida shaqalaha wasaarada oo iyaga cabashadoodii hore ka jawaabay bulshada u iftiimiyay halka uu salka ku hayo khilaafka wasaarada warfaafintu. Related posts:Shirkadda Google Oo Doonaysa In Ay Somaaliya Ka Hirgaliso Mashruuc Internetka Lagu Gaadhsiinayo Dhul... Ururka Suxufiyiinta Madaxabanaan ee SSJW oo Luuqad adag ku cambaareeyey xadhiga Masuuliyiinta Haatuf Gudoomiye Kuxigeenka Haayada Qaxoontiga Oo Soo Xidhay Kulan Ay Haayadu Iskugu Yeedhay Haayadaha Caal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|