Hargaysa(W,N) Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland Sareeya Gaas Nuux Taani ayaa khudbad Dhinacyo badan Taabanaya ka jeediyay Xuskii 24 Guuradii Aas Aaska Ciidamada qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo Maanta lagu Qabtay Miiska Saraakiisha ,
DAAWO; Nuxurka Khudbadii Taliyaha Ciidanka Qaranku ka Jeediyay Munaasibada 24Aad Guuradii Qaranka,
